Tuesday, February 9, 2010

PRESENTATION: Somalia's Journalism Industry is a SCAM!

This video presentation apparently is a loud reminder of what chaos and lack of governance can bring to a society. How can our journalists be scam artists? Watch the Video!

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somalia/zJh8fstbhig.html (view on Google Sidewiki)

Ma la socotaa inta wadan ee aduunka ee heysta Nuclear Bombs?

Video-gan ayaa ka hadlaya ee Daawo - WaaTV

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/World%20News%20Channals/9WQYMQtSe9A.html (view on Google Sidewiki)

Iran President to expose 9/11 & 7/7 on the 11th Feb 2010 (WORLD EXCLUSIVE!!)

The Video: You can tell me the secret this video is revealing because I have no Idea! -- It sounds very mysterious though. Here is the video!

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/World%20News%20Channals/0tx9bC9xZ38.html (view on Google Sidewiki)

Monday, February 8, 2010

Askar itoobiyaan ah oo tuulada Ceel Barde Ka qabqabtay qoyskii nin ay u raadinayeen argagixiso ahaan

Nin ka tirsanaa Alshabaab ayaa ka cararay guri uu deganaa isagoo markii Ciidamo Tigre ah oo raadinayay isaga ay ku soo dhowaayeen xaafadiisa ka dhuuntay. Meeshii ninkaas Itoobiyaanku ka qaban lahaayeen, ayay cidiisii oo dhan kaxeesteen kadib markii ay arki waayeen meel uu lug iyo jaan jeriyay. Aqriso maqaalkaas (Africa Times News.com) Hoos Riix

in reference to: http://www.africa-times-news.com/2010/02/ethiopian-troops-cross-into-two-somali-towns-locals/ (view on Google Sidewiki)

Ninkii Doon Ku Yimi baa Geeridu Dhibeysaa

In u Dhashay dalka Jordan (Urdun) oo u soo dagaal doontay Muqdisho una yimid inuu dad Soomaali ah dhulkooda ku laayo ayaa sida ay u egtahay tiisii soo booqatay isagoo ku nafwaayay halkii uu u yimid inuu dad ku xasuuqo. Aqriso GalgaduudPost - Shabaabka oo Dilay Nin Ajnabi ah oo Ka tirsanaa - Riix linkiga hoose

in reference to: http://www.galgaduudpost.com/news.php?readmore=1043 (view on Google Sidewiki)

Xilibaano Ka Tirsan Parlamaanka DKMG oo Kenya Weydiisan Raba Raali Gelin

Sida wararku sheegayaan, xilibaano ayaa ka xanaaqsan dhibaatooyinka ay kala soo kulmeen Nairobi siida askartii burbursatay ee kenyaatiga ahayd. SIdaa darteed waxa ay Muqdisho ku soo bandhigeen waxa loo yaqaan 'parliamentary grievance motion' oo ah qaab uu baarlamaanku ku eedeynayo dowladda Kenya, kana codsanayo in dowladda Kenya ay la imaato raali gelin maadaama ay dadkeena cunsuriyadnimo kula dhaqmeen. Hoos ka aqriso warkaas oo sii dheer.

in reference to: http://www.nation.co.ke/News/africa/-/1066/854988/-/123ri38z/-/ (view on Google Sidewiki)

Daawo Sii Daaya Lamaanaha : Hees Cusub for Paul and Rachel -

Hadii aadan daawan heestan daawo waa mid aad dhiigaaga u kicineysa. Ka daawa dalkanews.com linkiga hoose

in reference to: http://videos.dalkanews.com/content/blogsection/0/37/ (view on Google Sidewiki)